Browsing: BREAKING NEWS
Wareegii koowaad ee Doorashada iyo tirinta codka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabagowday iyadoo hadda lagu dhex jiro tirintii rasmiga ahayd.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen hotel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka…
Dhowr madfac oo hoobiyeyaal lagu sheegay ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhacay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal kedis ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayay degaano ka tirsan degmada Mahadaay…
Wararka laga helayo magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ayaa caawa safar degdeg ku gaaray magaalada Nairobi.…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa diiday diidmadii Kenya oo ku saabsaneyd inaysan maxkamadu geli karin dacwada u dhaxeysa…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aankii la wada sugayay ee ku saabsaneyd dacwadda Badda ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaalya uu ka badbaaday qarax.
War hadda soo dhacay ayaa sheegyaa in doodii loo qaban lahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya gebi ahaan la…
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Doodii Doorashada musharixiinta ee fashilantay.
Diiwaangelinta Mushrixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo xirantay iyadoo ay isu diiwaan geliyeen laba musharax oo…
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay weerarka Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamadooda ee ku yaala degaanka Kulbiyow ee Jubbada hoose oo…
Xarakada Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaal kula wareegtay saldhigii ciidamada Kenya ee AMISOM ku lahaayeen degaanka Kulbiyow, degmada Badhaadhe ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qasaare badan ka soo gaaray ciidamada Kenya weerarkii…
Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ayaa la wareegtay saldhigga weyn ee ciidamadii Kenya ku lahaayeen tuulada Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ee Gobolka…
Guddiga Doorashada madaxweynaah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeen saxafiyiin dhowr ah.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhcay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
