Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo magaalad Jowhar ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada Booliska Shabeelada Dhexe.
Waxaa goor dhoweyd dab weyn ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa ugu weyn Geeska Afrika.
Waxaa hadda bilowday khudbadaha ay jeedinayaan musharixiinta u taagan Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la soo xiray qabashada araajida musharixiinta Guddoonka Aqalka Sare.
War hadda ka soo dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari miineysan oo ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa lagu arkay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada Cadaado oo rasaas la isku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qeyb ka mida Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonida kala laabteen Madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala duwan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax xoog leh oo laga maqlay caasimadda. Qaraxan…
Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Qarax aad u xoogan oo ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay halkaasi ergay ka tirsan ergada beesha Murusade ee…
Musharixii muranka badan dhaliyay ee xisbiga Jamhuuriya Donald Trump ayaa ku guuleystay xilka aqalka cad ee madaxweynaha Mareykanka.
Musharaxa muranka badan dhaliyay ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa qarka u saaran inuu noqdo madaxweynaha 45aad ee Mareykanka.
Qarax xoog leh oo is-miidaamin ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegay degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakoolo saacado kooban kadib markii ay ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta…
Tifaftiraha Wargeyska Xogogaal ee magaalada Muqdisho Cabdi Aadan Guuleed ayaa caawa laga sii daayay xabsiga NISA ee magaalada Muqdisho kadib…
