Browsing: BREAKING NEWS
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.
Rasaas ka dhacay magaalada Jowhar, goobta doorashada madaxweyne ku xigeenka ka socotay…
Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo hadda uun soo dhammaatay.
Musharixii xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Maxamed Caraale ayaa ka baxay oo ka haray tartanka doorashada oo hadda ka bilaabatay…
Wararaka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo milateri ah oo gadoodsan ay la…
Wararka laga helayo magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo, Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii barqanaimadii dib uga bilowday halkaasi uu si…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku qarxay magaaladaasi gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah caawa lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu geystay qarax xoog leh oo ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh oo ruxay qeybo ka mida magaalada uu ka dhacay magaalada…
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ehelka sarkaalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fanaan ka tirsan hobollada dalka ee Muqdisho ku nool lagu dilay caasimadda.
Iyadoo uu socdo howlgalkii Banadir Beach Restaurant ee xeebta Liido oo ay caawa weerar ku galeen dabley Alshabaab ah ayaa la…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen Banadir Beach…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
War laga helay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen qaar ka mida xarumah dowladda…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo xoog leh oo is xiga ay ay gilgileen Magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
