Browsing: BREAKING NEWS
Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qarxiyay khilaaf ka dhashay shirkii Madasha Qaran ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.
Shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga muddo Isbuuc ah qaatay ataa goor dhow lagu soo afjaray xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho.
Qarax ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray goob u dhow Hotelka Maka Almukarama ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay…
Waxaa hadda soo dhacday war ku saabsan go’aankii ugu dambeeyay ee madaxda Madasha Qaran ay ku heshiiyeen in la qabto…
War hordhac ah oo laga helayo shirka Madasha ee madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga…
Shir magaalada Muqdiso hadda uga socda siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ee Muqdisho
Kulan ay odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood ku yeesheen magaalada Beledweyne ayay sheegeen inay ka horjeedaan
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan aya caawa Degmada Kaaran
Laba nin oo ku hubeysan Mindiyo aayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taala duleedka Rouen, Gobolka Waqooyiga ku yaala ee Normandy dalka Faransiiska.
Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in tirada dhimashada
Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday laba jid-gooyo oo laga galo garoonka…
Qaraxyo waaweyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi (Toorey) oo ka dhacay magaalada Tokyo
Qarax xoog leh ayaa ruxay Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxu ka dhacay Wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama, agagaarka hotel Weheliye.
Waxaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi weyn oo ku taala magaalada Munich ee dalka Jarmalka,
War xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’ado iyo shirkado Turki ah laga saarayo magaalada Muqdisho
