Browsing: BREAKING NEWS
Shir gaara oo ay Golaha Wasiirada ay hadda ku leeyihiin Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay inuu taliyaha Rasmiga ah…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd ciidamada Nabadsugidda ay degaanka Ceelasha Biyaha
Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi…
Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay qabsadeen magaalada marka ee caasimada gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Miino wadadda la geliyay ay ku qaraxday gaari BL ah oo saaka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba qarax oo waaweyn ay ka dhaceen Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Istanbuul, waxaana…
Waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan weerarka ay dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar qorsheysan oo lagu daah furay Qarax oo is miidaamin ah oo lagu dhuftay Hotelka Naasahablood 1,…
War hadda soo dhacay aya sheegaya in qarax xoog leh uu ruxay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo laga maqlay degmooyin ka…
Wararka lag helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in waxyaabo looga shaliyay inay yihiin Bam laga helay xarunta Guddiga Sare ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqssiho ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Dharkeynley, gobolka Banaadir ay, dhowaana loo magacaabay agaasimaha…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
Rasaas culus ayaa ka dhacday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Orlando ee Gobolka Florida dalka Marykanka. Nin dabley…
Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo magaalada Cadadao oo xarun u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay…
DHINACA SARE TOOS UGA DAAWO AASKA Feeryahanka Maxamed Cali Louisville, Kentucky.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Istanbuul ee caasimadda Turkiga. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Vezneciler oo u dhow…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gabar saxafiyad ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho. Gabadha weriyaha ah ee…
Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa caawa fiidkii lagu weeraray xarunta weyn ee AMISOM ku leedahay Xerada Xalane ee ku dhegan Garoonka…
Wafdiga madaxweynaha Turkiga ee goor dhoweyd yimid magaalada Muqdisho ayaa la geeyay Xarunta Safaaradda cusub ee Turkiga ka dhisay magaalada…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayid Ordogan ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ka soo duulay magaalada Nairobi…
