Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay soo afjareen weerarkii Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho oo…
Tirada xildhibaanada lagu dilay weerarkii Hotel Ambasador e emagaalada Muqdisho oo kooxda Alshabaab ay sheegtay inay ka dambeysay. Xildhibaan C/llaahi…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan khasaaraha weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka weyn ee Ambassador magaalada Muqdisho, kaasoo qarax is…
Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Hotelka Ambassador laga soo badbaadiyay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin…
Wararkii ugu danbeeyay weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba ka mida dableyda Alshabaab…
Qarax xoog leh ayaa galabta goor dhoweyd lala beegsaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyadoo rasaas xoog leh iyo qaraxyo…
Qarax aad u xoog badan oo gilgilay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho goor dhoweyd agagaarka guriga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamadaa Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA, kana howgala Magaalada Muqdisho ay qabteen Gaari miineysan,…
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Galabta lagu dilay Magaalada Afar qof oo ka…
War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay qaadeen diyaaradaha dagaalka…
Maahir Jaamac Aadan ayaa loo doortay goor dhoweyd jagada guddoomiyaha ururka ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, kadib doorasho muddo…
Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar ka qarxay Galbeedka, iyadoo hub culus la isku weydaarsanayo. Dagaalka…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu watay is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab ayaa saaka lagu weeraray xarunta Ciidamada ilaalada…
Dhowr madfac ayaa laga maqlay caawa magaalada Muqdisho kadib saqdii dhexe, waxaana la soo weriyay in 4 -6 Madfac lagu…
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa soo dumay iyadoo shaqaale fara badan ay ku howlanaayeen dhismaha ka…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyay in lagu qarxiyo mid ka mida Hoteelada Muqdisho…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar culus aroornimadii saaka ku qaaday saldhigga ciidamada AMISOM ee Janaale iyo kuwa dowladda…
Ciidamada Nabadgelyada magaalada Muqdisho ayaa maanta qabtay laba baabuur oo midkood laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyo mid kale oo…
Qarax ka dhacay Gaari lagu qabtay magaalada Muqdisho oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhaliyay dhaawacyo soo gaaray khabiir…
War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu ka dhacay…
