Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ay qabteen laba gaari oo waxyaabaha qarxa laga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabaab ay toogasho ku…
Faahfaahin ayaa ka soo baxeysa koox lagu tuhunsan yahay inay Alshabaab tahay oo weeraro ka geysatay degmada Boondheere ee magaalada…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Suuq Bacaad.…
Dabley hubeysan ayaa saaka aroornimadii weerar ku qaaday laba hablood oo shaqo u socday, waxaana weerarka oo ka dhacay agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed uu ka qarxay duleedka magaaladaasi.…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka qarxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee…
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhaw ka dhacay Suuqa Xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla Degmada Afgooye ee…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaraxii maanta Duhurtii ka dhacay maqaayada Al-hindi ee degmada Xamaweyne oo ku taalla dhabarka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax uu dhaliyay gaari laga soo buuxiyay uu ku qarxay waxyaabaha qarxa oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo is miidaamin ah ay ka dhaceen dalka Raashiya, gaar ahaan gobolka Stavropol.…
Dil sugee Xasan Xanafi Xaaji C/salaan ayaa saaka lagu toogtay fagaaraha Dugsiga Sare ee Booliska magaalada Muqdisho kadib markii ay…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa ka danbeeyay rasaas goosgoos ah. Qaraxa ayaa wararkii…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka dhacday fulin dil toogasho ah oo lagu fuliyay raggii ka dambeeyay qarxintii Weriye Hindiyo Xaaji…
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari caasi ah (Mini Bus) oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ee loo adeegsada…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay nin dhaawac ah oo la sheegay inuu ahaa ninkii hoobiyaha caawa ku…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay qabteen gaari bas yar ah iyo qori hoobiye ah oo caawa laga riday madaafiic garaacday…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhowr madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen caawa xaafado ka tirsan…
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo ay la socdaan ciidamo Soomaali ah iyo maleehsiyo kooban…
AMISOM ayaa shaacisay tiro ka mida saraakiisha Alshabaab ee lagu dilay weeraro ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, waxaana war-saxaafadeed kasoo baxay…
