Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in la dhaawacay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya lagu dhaawacay weerar ay ku qaadeen…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dib u qabsadeen degaanka Jannaale oo ay saaka…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay Baarka Sky Blue ee agagaarka…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, iyadoo kala carar ka dhacay goobta gaariga…
Waxaa goor dhowey lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland wada saxixieem, muddo laba…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho. Koox hubeysan oo wadatay Gaari Nooca Raaxada…
Ciidamada Booliska Puntland ayaa sheegay inay qabteen nin ku hubeysan Bistoolad oo looga shakisan yahay inuu falal amandarro ah ka…
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in caawa uu qarax ka dhacay Masjid ku yaala magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa si rasmi ah u sheegtay inay ka dambeysay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo saaka uu ka dhacay qarax is-miidaamin ah ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay xisaabiyihii…
Weerar koox hubeysan galabta ku qaadeen gaari siday shaqaale Turki ah oo marayay xaafada Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa loona diyaariyay in lagu qarxiyo goobo muhiim ah ayaa saaka lagu qabtay…
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta Koongareeska Mareykanka taasoo keentay in la xiro Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka…
Kooxo ku hubeysan Bistooladoo ayaa Caawa geystay fal dil ah oo fool xun kadib markii ay masaajid dhexdiis ku dileen…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Buurane uu ka dhacay qarax Miino oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Laba qof ayay ciidamada dowladda ee magaalada Beledweyne ku dhaawaceen bannaabax ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta…
Wararkii ugu danbeeyay ee goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay kacsan tahay, isal…
Kulan maanta dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska Beesha Xawaadle ee aan weli la duubin Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Banaanbax Rabshado uu ka bilwoday Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo uu ku…
Maxkamadda Sare ee ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa saaka ku dhawaaqday xukun cusub oo mar labaad lagu riday Xasan Xanafi Xaaji…
