Browsing: BREAKING NEWS
War degdega oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomalaiya ayuu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dafiray heshiis uu…
Saaxiibada loo yaqaan Beesha caalamku ayaa war cusub oo ay kasoo saareen doorashada Soomaaliya waxay ku sheegeen inay ka war…
Waxaa goor dhoweyd la shaaaciyey in Weriye Nuuradiin C/llaahi Coljoog uu kusoo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kursiga Fahad Yaasiin uu doonayo inuu soo qaato oo lasoo hormariyay iyo Malxiiskiisa oo lasoo bandhigay
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa magaalada Baraawe maanta kusoo baxay xildhibanaadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magaaladaasi lagu doorto.
