Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay saaka halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Milateriga Kumaandooska…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee Baarlamaanka…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo u dhow xero ciidan oo…
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Abu Dhabi ee dalkaasi, kadib weerar…
Odayaasha dhaqanka beelaha Muqdiso ayaa waqti u qabtay bannaanbax lagu waday inuu Muqdisho k adhaco oo loga horjeeday madaxweynaha muddo…
Afhayaanka xukuumnadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ku dhaawacmay Qarax uu fuliyey qof Is-miidaamiye oo ku beegsaday Gaari uu la…
