Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»WAR CUSUB: Hoggaamiyihii Daacish oo si yaab leh isu dilay, intii aysan qaban ciidamada Mareykanka

    WAR CUSUB: Hoggaamiyihii Daacish oo si yaab leh isu dilay, intii aysan qaban ciidamada Mareykanka

    February 3, 2022Updated:February 3, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Mareykanka ee gaarka ah ayaa weerar ku qaaday Arbacadii Guri uu ku usgnaa mid ka mida Ragga aadka loo raadinayey oo ahaa hogaamiyaha kooxda dowladda Islaamiga ah ee Daaicsh.

    Weerarka ayaa ka dhacay Gobolka Idlib ee waqooyi-galbeed ee Suuriya, sida uu sheegay madaxweyneaha Mareykanka Joe Biden oo caddeeyay in weerarka lala beegsaday hoggaamiye Amir Muhammad Sa’id Abdal-Rahman al-Mawla.

    Ninkan oo aan si weyn loo aqoon ayaa la wareegay hogaanka kooxda Daacish Bishii Oktoobar 2019, maalmo kadib markii weerar Mareykanku ku dileen hogaamiyihii Abu Bakar al-Baghdadi, waxaana sidoo kale loo yaqaan Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi.

    Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ayaa ku degay diyaarado helicopter ah, waxayna weerar ku qaadeen guri ku yaala dhinaca ay gacanta ku hayaan fallaagada Suuriya, iyagoo dagaal socday muddo labo saacadood ah ku dhex marayay rag hubeysan, sida ay sheegeen goobjoogayaal.

    Dadka deegaanka ayaa ku tilmaamay rasaas is daba joog ah iyo qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Atmeh oo u dhow xudduudda Turkiga, halkaasoo ay ku yaallaan xeryo ay ku nool yihiin dadka ka soo barakacay dagaallada Suuriya.

    Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in weerarka lagu dilay 13 qof,oo ay ku jiraan lix carruur ah iyo afar dumar ah. Wararka soo baxay ayaa ka waramaya sida uu u dhintay Hoggaamiyaha Daacish.

    Hogaamiye Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi ayaa la sheegay in markii dagaalku u soo dhowaaday uu qarxiyey Bam uu heystay, halkaasoo uu ku dhintay isagii, ayna la dhinteen qaar ka mida qoyskiisa oo caruur ku jiraan.

    People inspect a destroyed house following an operation by the U.S. military in the Syrian village of Atmeh, in Idlib province, Syria, Thursday, Feb. 3, 2022. U.S. special operations forces conducted a large-scale counterterrorism raid in northwestern Syria overnight Thursday, in what the Pentagon said was a "successful mission." Residents and activists reported multiple deaths including civilians from the attack. (AP Photo/Ghaith Alsayed)
    Blood covers the floor of a destroyed house after an operation by the U.S. military in the Syrian village of Atmeh in Idlib province, Syria, Thursday, Feb. 3, 2022. U.S. special forces carried out what the Pentagon said was a successful, large-scale counterterrorism raid in northwestern Syria early Thursday. Local residents and activists said civilians were also among the dead. (AP Photo/Ghaith Alsayed)
    People inspect a destroyed house following an operation by the U.S. military in the Syrian village of Atmeh, in Idlib province, Syria, Thursday, Feb. 3, 2022. U.S. special operations forces conducted a large-scale counterterrorism raid in northwestern Syria overnight Thursday, in what the Pentagon said was a "successful mission." Residents and activists reported multiple deaths including civilians from the attack. (AP Photo/Ghaith Alsayed)
    ISIS Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Hoggaamiyihii Daacish oo weerar lagu dilay iyo howlgal ciidamada Mareykanku ku qaadeen…
    Next Article Maxaad ka taqaan Hoggaamiyihii la is qarxiyey ee Daacish Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurashi..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo