Browsing: BREAKING NEWS
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xubno ka tirsan xukuumadiisa u sheegay inaysan waqtiga isaga lumin waanwaan ay…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa dalbatay in madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamamadaay ee Maxmed C/llaahi Farmaajo uu degdeg u banneeyo Villa Somaliya,…
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka iyo hubka fudud ayaa degay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya, xaafadaha Howlwadaag, Hodon iyo Boondheere, gaar ahaan…
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhaqaaqay inuu la wareegay taliska ciidamada dowladda, isla markaana ay ka amar qaadan…
Ra’iisal wasaarihii hore, ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay inuu madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamy madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu halis ku yahay dowladnimada iyo…
Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tegay xafiiska Ra’iisal wasaaaha si ay u fuliyaan amar…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amray in shaqada laga joojiyo Taliyaha Ciidamada Badda Jen. C/xamiid Maxamed Dirir.
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe kadib soo saaray wareegto uu ku sheegay inuu…
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay shirka wadatashiga Qaran ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa si weyn uga hor yimid tallaabada uu Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee la saftay Maxamed C/llaahi Farmaajo…
