Browsing: BREAKING NEWS
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa caawa shaaciyey inuu hoggaaminayo dagaalka ay ciidamada dowlada Itoobiya kula jiraan Jabhadda reer Waqooyiga…
Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay gabadha NISA ka tirsaneyd ee Ikraan Tahliil ayaa ku gacan seyrtay warka kasoo…
Baaritaanka Kiiskii Ikraan Tahliil oo dib loogu celiyey Alshabaab iyo Xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada oo shaaciy.ey in wax caddeyn ah…
Alshabaab ayaa sheegatay inay dilka C/casiis Afrika ay ugu aargudeysay xubno ka tirsan Alshabaab oo uu ka mid ahaa Xasan…
Agaasimihii Idaacadda Dowlada ee Radio Muqdisho ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax is-miidaamin ahaa.
Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed C/risaaq Maxamud, isagoo sidoo kale…
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey Geelle) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dib loogu doortay.
Booliska dalka Uganda ayaa faahfaahin iyo xog yaab leh ka bixiyey qaraxyo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kampala ee caasimadda…
Labada kursi ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb ayaa ku dhammaaday tanaasul iyo cod gacantaag ah
