Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.
Dagaal ka dhashay bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha ururka Xisbulaah iyo Dhaqdhaqaaqa Amal ayaa ka socda caasimada dalka Lubnaan ee Beirut.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aan ay ka gaartay Dacwadii Xuduudka Badda ee…
Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay wareega labaad Doorashada mid ka mida labadii kursi ee harsanaa Aqalka Sare,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo lagu beegsaday maareeyaha Garoonka Baardheere.
Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa ka qabtay Mudane hore uga tirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland oo tegay Muqdisho.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Ahlu Suna ayaa saaka la wareegay degaan u dhow magaalada Dhusamareeb. Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadii taabacsanaa Ahlu suna ee shalay dagaalka la galay ciidamada Galmudug iyo…
