Browsing: BREAKING NEWS
Ahlu suna ayaa dagaal rogaal celis ah dib ugu qabsatay degaanka Bohol, waxayna sheegtay inay qabsatay Gaadiid dagaal
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay la wareegeen degaan ay isku…
Iska hor imaadka labada dhinac ayaa yimid iyadoo dib loo abaabulayo ciidamadii kooxdii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Waxaa socota Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo shan kursi oo ka mida 11-ka…
Wasiir Dubbe ayaa noqday Senatorkii afraad ee lagu doortay magaalada Muqdisho, wuxuuna tartan adag la galay Senator-kii kursiga difaacanayey.
Doorasho adag oo laba wareeg ah iyo codad yar oo lagu kala baxay, waxaa la doortay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar…
Akhriso Natiijada Kursiga ugu adag Aqalka Sare ee Somaliland (Prof. Cabdi Ismaaciil oo ku horeeya..)
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboodaywareegii koowaad Doorashada Kursiga Saddexaad ee Senatooda kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Baarlamaanka Federaalka.
Wasiirkii Dastuurka xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ku guuleystay kursigii labaad ee Aqalka Sare ee Senatoorada Somaliland , kadib loolan adag oo…
Waxaa goor dhoweyd la doortay kursigii ugu horeeyay ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha kasoo jeeda…
Waxaa goor dhow xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay khudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee kasoo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay halkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in taliye ka tirsan ciidamada Booliska lagu dilay iska hor imaad ka dhacay…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo ahaa nin ku caan baxay jilitaanka…
Khudbad jeedintii Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la filayey inay Berri oo Isniin ah dhacdo ayaa…
Alshabaab ayaa Warka soo saartay qaraxa is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo shaacisay cidda ay qaraxa ku beegsatay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Is-miidamin ah oo ka dhacay Barta Isgoyska Ceelgaabta ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta oo u dhow Beerta Nabadda.
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Dacwadii Badda ee u dhaxeysay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir usoo saaray liiska musharixiinta…
Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya inuu afgembi milateri uu fashilmay dalkaasi, kasoo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan…
