Browsing: BREAKING NEWS
Daacish oo sheegatay Qarixii lala beegsaday Kolonyadii Wasiirka Amniga Puntland (Alshabab & Daacish)
Ururka Khilaafada Islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii lala beegsaday maanta Kolonyo uu la socday wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka…
Puntland ayaa ku eedeysay ururka Daacish, qeybta Soomaaliya inay ka danbeeyeen qarixii lala beegsaday kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin uu…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa magaaladasi lagu dilay mas’uulkii Gobolka ee dhlainyarrada.
Wararka laga halayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in gabar ka mida ahayd hablo Soomaaliyeed oo la afduubtay nolol lagu helay.
Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku guuleystay maamulka magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ee Gobollada Togdheer iyo Sool.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu goor dhow shaaciyo Liisyada Guddiya Doorashada ee Heer Federaal,…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lala beegsaday saldhiga ciidamada…
Golaha degaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhoweyd doortay Duqa cusub ee caasimadda Somaliland, magaalada Hargeysa.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Maamul Goboleedka kaliya ee ay u xayiran tahay howshii Guddiga Doorashada iyo…
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaaka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ee maanta ka dhacay xerada…
Boqolaal ka mida wadayaasha Mootada Bajaajyada magaalada Muqdisho ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo xirtay waddo muhiim ah oo…
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa qarax uu fuliyey qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Xerada ciidamada ee Genaraal Dhega…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa kasoo jawaabtay qoraalkii Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee lagu caadiyeeyay xiriirka labada dal, looguna baaqay…
Dowladda Federaalka oo Kenya ugu baaqday inay Dib u furato Safaaradeedii Somaliya, kuna dhawaaqday..
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay caadi ka dhigtay xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyay dalka Kenya, iyadoo baaq u dirtay Dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi la sheegay inay soo baarayaan cabashada waalidiin Soomaaliyeed…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar cusub kusoo rogay xubnaha ay dib u soo magacaabeen dowlad Goboleedyada…
Dowlada Kenya ayaa fasaxday diyaaradihii tegi jiray ama uga imaan jiray Soomaaliya, kadib muddo ay xayiraad saartay.
Wasiirka Warfaafina xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar (Dubbe) ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay arrinta duqeynta…
