Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa goor dhow bilowday inay dalalkii ugu horeeyay ee islaamka ay shaaciyeen Ciidul Fitriga iyo xilliga ay ku beegan tahay,…
Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa sheegtay inay waxba kala socon go’aanka dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tegayay Soomaaliya.
Dowlada Kenya ayaa go’aan cusub qaadatay iyadoo joojisay dhammaan diyaarada uga yimaada ama u socda Soomaaliya.
Xaaladda magaalada Qudus, marinka Gaza iyo degaanada Yuhuudda ayaa kasii dartay saacadihii ugu danbeeyay, kadib xadgudubkii ay ciidamada Yuhuudda kula…
Farmaajo oo caqabad lama filaan ah hor dhigay dadaalkii Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta Doorashada
Wararka laga helay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu caqabad cusub hordhigay dadaalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax loo qof is-miidaamiye ah uu ka dhacay caasimadda.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la fasaxin Qaadka Miraa oo weli uu mamnuuc ka yahay dalka, isla markaana aysan…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay warar si weyn loogu baahiyey Baraha bulshada oo ku saabsan in…
Shiinaha ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay kusoo dhaceen haraagii Gantaalka dalkaasi u diray hawada ee ‘Long March 5B.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gantaalkii Shiinaha ee ‘Long March 5B’ dhulka kusoo dhacay, isagoo burburay markii uu…
Waxaa la filayaa inuu dhulka kusoo dhaco burburka Gantaalka Shiinaha ee CZ-5B ah oo loogu magac daray (Long March 5),…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa fasaxday oo sii deysay laba ka mida eedeysanayaashii loo heystay dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin…
Midowga Afrika ayaa Madaxweynihii hore dalka Ghana John Dramani Mahama u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo ka shaqeyn…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay arrin si weyn looga hadal hayo baraha bulshada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa haweeney u magacaabay inay noqoto ku xigeenka xoghayaha joogtada ah ee xafiiska…
Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo hore u soo noqday Ra’iisal wasaare ku xigeen iyo wasiirkii Arrimaha dibadda ayaa maanta ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka magaalada Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celisay xiriirkii Diblomaasi ee ay u jartay dalka Kenya.
Wasiirkii maaliyadda dalka Qatar ayaa la amray in la xiro kadib markii uu lagu soo oogay dembiyo ku saabsan musuq…
Heshiis lagu gaaray in 48 Saacadood Muqdisho looga saaro Ciidamada taageersanaa Mucaaradka (Akhriso)
Waxaa heshiis ka kooban 10 Qodob lagu gaaray shir Muqdisho uga socday Guddi ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno oo loo…
