Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ergey Sare u soo magacaabay Arrimaha Doorashooyinka Somaliya

    Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ergey Sare u soo magacaabay Arrimaha Doorashooyinka Somaliya

    May 7, 2021Updated:May 8, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Afrika ayaa Madaxweynihii hore dalka Ghana John Dramani Mahama u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo ka shaqeyn doona Arimaha Doorashooyinka iyo xalinta caqabadaha hortaagan.

    Guddoo Midowg Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa caawa ku dhawaaqay magacaabista ergeyga csuub, wuxuuna qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu ku faraxsan yahay magacaabista John Dramani Mahama, Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Ghana, inuu noqdo Wakiilkiisa Sare ee Soomaaliya.

    “Madaxweyne Mahama wuxuu la shaqeyn doonaa daneeyayaasha Soomaalida, si loo gaaro tanaasul la wadar oggol yahay oo ku aaddan xal loo dhan yahay oo laga gaaro qabashada doorashooyinka Soomaaliya muddada ugu yar ee ugu macquulsan:” ayaa lagu yiri qoraalka guddoomiyaha Midowga Afrika.

    Ergayga cusub ayaa taageeri doona AMISOM, si loo hubiyo in dadaallada dhexdhexaadinta iyo howlgalka taageerada nabadda. Guddoomiyaha Midowga Afrika wuxuu ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya inay si daacadnimo leh uga wada xaajoodaan, isla markaana ay danta Soomaaliya iyo wanaagga dadka Soomaaliyeed ka hormariyaan wax kasta oo kale.

    Guddoomiyaha Midwoga Afrika wuxuu dhammaan daneeyayaasha Soomaaliya iyo beesha caalamka ka codsaday inay taageero u fidiyaan Wakiilka Sare, kaasoo maalmaha soo socda tegi doona dalka Soomaaliya.

    John Dramani Mahama waa siyaasi kasoo jeeda dalka Ghana wuxuuna Madaxweyne dalkaasi ka noqday July 2012 ilaa January 2017. Wuxuu markii hore ahaa madaxweyne ku xigeenka Ghana sanadihi 2009 ilaa 2012, wuxuna xilka madaxweynaha la wareegay markii uu geeriyooday madaxweynihii dalkaasi John Atta Mills.

    Ghana John Dramani Mahama Midowga Afrika Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMahdi Guuleed oo ka jawaabay Arrin cabsi laga qabo inuu ku dhaqaaqo Maxamed Farmaajo
    Next Article Dowladda Turkiga oo dalka Qatar ku bogaadisay dadaalkeedii soo celinta Xiriirka Somalia & Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo