Browsing: BREAKING NEWS
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose iyo saraakiil ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada kumaandooska Danab ka tirsan oo marayay agagaarka…
Jugta Qarax weyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay warar kala duwan kasoo baxayaan.
Wararkii ugu danbeeyay doorashada guud ee dalka Uganda aaa sheegaya in Musharaxa Bobi Wine oo ugu horeeya mushariixinta mucaaradka ee…
Guddoomyihii Gobolka Gedo ee hoos taga dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay Gobolka Gedo.
Golaha Wakiilada Koongareeska mareykanka ayaa goor dhoweyd u codeeyay in xilka laga qaado Madaxweyne Donald Trump oo xilkiisa ay ka…
Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa goor dhoweyd bilaabay Doodan xil-kaqaadista madaxweyne Donald Trump oo lagu eedeeyay kicinta rabshado keenay in taageerayaashiisa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta Musharixiinta laga waayey jawaab waawaantii uu…
War kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa agu shaaciyey in xukuumadu go’aansatay in la…
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa ugu danbeyn aqbalay inuu xilka wareejiyo daqiiqado, kadib markii Koongareeska Mareykanka…
Labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd ansixiyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden, halka ku xigeen u…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Maxamed C/raxmaan Aadan.
Qarax ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, jidka u dhacaaya KM 4 iyo Trebuunka, gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadii C/Qaasim, kaasoo…
Taageerayaasha Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaanayo ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku qamaamay xarunta Koongareeska Mareykanka ee ay ka socotay…
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa hoggaaminaya Bannaanbax ay taageerayaashiisa uga soo horjeedaan natiijada Doorashada Madaxweynaha oo…
FAAHFAAHIN: Gaariga Afhayeenka Ciidamada Booliska oo lagu qarxiyey Muqdisho iyo Qasaaraha ka dhashay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaariga Afhayeenka…
Qarax weyn oo laga maqlay inta badan degmooyinka caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Kuwait oo waanwaan ka dhex waday dalalka Khaliijka ayaa shaacisay inuu heshiis dhex maray dalalka Qatar iyo Sacuudiga.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Amar ku wajahan in hub lala galo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
