Browsing: BREAKING NEWS
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shirkii Wadatashiga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray goor dhoweyd, markii uu muddo shan maalmood…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Gobolka Tigray.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka degaya musharixiintii ugu badnaa ee xilka Madaxweynaha, iyadoo si weyn looga dareemay caasimadda soo dhoweyntooda.
Wasiirkii Arrimaha dibadda Soomaaliya oo goor dhoweyd xilka laga qaaday Axmed Ciise Cawad ayaa diiday inuu qabto wax xil ah,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Jeneraal…
Is-maamulka Gobolka Tigreega dalka Itoobiya ayaa ku hanjabay inuu weerar ku qaadayo dalka Ertirea oo uu ku eedeeyay inu qeyb…
War haddda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden uu ku guuleystay doorashadii Gobolka Georgia…
Qarax ayaa caawa lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Hodon Cabdikariin Cabdiraxmaan Ciise (Dhegajuun) oo Gaarigii uu la socday ay Miino kula…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda 21-ka Oktoobar ee degmad Waaberi.
Qarax ka dhacay Magaalada Jiddah Goob uu ku sugnaa Qunsulka Faransiiska iyo Diblomaasiyiin (Sawirro)
Wararka laga helayo magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhcay Qabuuraha dadka aan muslimiinta ahayn ee…
Baarlamaanka labaad ee maamulkla Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Madaxweynihii saddexaad ee maamulkaasi.
Madaxweynaha Mareykanka ee waqtigiisu sii dhammaanayo Donald Trump ayaa goor dhoweyd shaaciyey inuu shaqadii ka ereyay Xoghayihii Gaashaandhigga dalkaasi, isagoo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilalkii ka qaaday mas’uuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadiisa iyo cidiamada dalkaasi.
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka, kuwasoo inta badna lagu taageerayo Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, iyadoo…
Musharixii Xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashda Mareykanka Joe Biden ayaa hadda lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay Doorashada Madaxeynaha dalka Mareykanka.
Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku hogaaminaya madaxweynaha Mareykanka Donald Trump codadka la tirinayo ee gobolka Pennsylvania, isagoo haatan…
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo goor dhow ka hadlay xaruntiisa magaalada Wilmington ee Gobolka Delaware…
Musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga ee u tartamaya Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto xilka madaxweynaha kadib…
