Browsing: BREAKING NEWS
Iyadoo ay weli socoto tirinta codadka afarta Gobol ee go’aamin doona cidda noqoneysa Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa soo baxay lama…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Wasiirka cusub ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Saddex maalin kadib Doorashada Mareykanka iyo maalintii afraad ayaan wel lagu kala bixin Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolameen…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdio Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya aanu qaadan xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee kasoo jeeda…
Iyadoo ay weli socdaan tirinta codadka doorashadii Mareykanka ayaa waxaa soo baxaya inuu madaxweynaha dalkaasi ku guuleysanayo musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga…
Madaxweynaha Mareykanka ee u ordaya in mar kale dib loo doorto Donald Trump ayaa qeylo -dhaan kasoo saaray sida ay…
Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo magaalad Jowhar ayaa sheegaya in musharax ay qaraabo yihiin Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin la filyo inuu…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay Gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya oo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay inuu guul weyn kasoo hooyey Doorashada madaxweynaha dalkaasi, balse uu dacwad geyn doono…
Barta Twitter-ka ayaa qarisay calaamad inaysan sax ahayn ahna saartay farriintii ugu danbeysay ee uu bartaasi soo dhigay Madaxweynaha Mareykanka…
Wararka laga helao magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda magaaladaasi iyo Gobolka Maroodi-jeex ay xukun adag ku riday ganacsadaha iyo…
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden oo goor dhow hadlay ayaa shaaciyay inuu rajo fiican ka qabo guul uu ka gaaro…
Ilhan Cumar oo ah haweeney asalkeedu yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Koongareeska Mareykanka ee laga soo doorto…
Waxaa soo baxaya natiijooyinka Doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo ay ku loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donad J. Trump iyo Madaxweyne ku…
Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Hishabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay xilka.
Wararka laga helayo magaalada Vieanna ee dalka Austria ayaa sheegaya in weerarro hubeysan ay ka dhaceen caasimadda dalkaasi.
Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi Kaniisad ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska.
