Browsing: BREAKING NEWS
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb heshiis Doorasho oo ka dhacda Dalka ku gaaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda saddexd maamul Goboleed ee Galmudug,…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhaay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shir ay lahaayeen Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka, Madaxda ku sugan…
Waxaa goor dhoweyd la soo afjaray howgalkii ka socday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo dagaal socday ku dhowaad 5…
Milkiilaha Hotelka Elite iyo Dad la badbaadiyey, Meydad laga soo saaray iyo wararkii ugu danbeeyay..
Waxaa weli socda rasaas goosgoos ah oo ka dhaceysa gudaha Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo ay gudaha ugu jiraan…
Waxaa faahfaahin laga helayaa weerarka Alsahbaab ku qaaday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay gudaha u galeen dabley…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lag helayaa qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hotelka Elite ee xeebta Liido, degmada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.
Xildhibaano fara badan ayaa saaka iska xaadiriyey Xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka ku shiro si ay uga qeyb galaan fadhiga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegaya magaalada Dhuusamareeb, kadib khudbad uu ka jeedinayo Golaha Baarlamaanka oo ku saabsan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay la wareegeen xarunta degmada Kuntuwaarey.
Weerarro Qaraxyo isku waqti dhacay oo loo adeegsaday Bam Gacmeedyo ayaa caawa lagu qaadyao toban xarun degmo iyo xarumo Waaxeed…
Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Bacaad-weyn oo xarun ay ku leeyihiin Qeybta 21-aad ee…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa soo gabagabeeyay dagaal ka dhex socday Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, markii maxaabiis Alshabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaas ka dhacday ay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la in Maxaabiis…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax weyn uu ka dhacay caasimadda, gaar ahaan xero ay leeyihiin ciidamada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay xoriyadiisa dib ugu soo celisay Weriye Maxamed C/wahaab…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegyaa inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay caasimadda.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii-haya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayaha joogtada KMG ah…
