Browsing: BREAKING NEWS
Tifaftirihii Warbaahinta Goobjoog Media ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa goor dhoweyd loo dhaadhiciyay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho,…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun maanta ku riday weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo ah tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho.
Ra’isal wasaarihii xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed oo Caawa uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Sii-hayaha xilka Ra’iisal Wasaaraha ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo kale oo degdeg ah, isagoo soo saaray wareegto uu kusimaha xilka Ra’iisal…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sidii la filayey taageeray kalsooni kala noqoshadii xukuumadda Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku dhawaaqay in Baarlamaanka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
War hadda soo dhacay ayaa sheegayai n xaalad kacsan oo fowdo ah ay hareysay Fadhigii Baarlamaanka Federaalka ee maanta.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inuu goor dhow furmayo wejigii labaad ee shirka wadatashiga dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska KM 4, dhinaca degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda loo heystay tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed…
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Kolonyo uu la…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Trebuunka, degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul Goboleedyada.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii caadiga ahaa ka socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo in muddo ah shirarkooda u baaqdeen arrimo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay agagaarka xaruntii Madaxtooyada C/qaasim.
Koox hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa dishay xildhibaan ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo ay ka afduubteen saaka xilli uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadeen dad bannaanbax ka dhigayey magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay halkaasi.
