Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Qodobadda ugu muhiims-an ee lagu gaaray Shirka Dhuusamareeb & War-murtiyeedka laga soo saarayo

    Qodobadda ugu muhiims-an ee lagu gaaray Shirka Dhuusamareeb & War-murtiyeedka laga soo saarayo

    July 22, 2020Updated:July 22, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee ay ka qeyb galayaan Madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo shanta Madaxweyne ee maamul Goboleedyada.

    Wadahadallo saacado badan badan qaatay muddo 4 maalmood ah oo xiriir ah kadib ayaa la isku afgartay qoddobo ay ugu muhiimsan yihiin sida ay noqoneyso Doorashada 2020/2021, taasoo Guddi farsamo loo saarayo markii dood adag laga yeeshay.

    Xubno ka kala socda Dowlad Goboleedyada iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa gacanta ku haya War-saxaafadeedka laga akhrinayo shirka, waxaana qodobadda ugu muhiimsan ka mida:

    1- In Doorashada ay ku dhacdo xilligii loogu talogalay oo aysan jirin muddo kordhin.

    2- In Guddi loo saaro nooca Doorasho la isla ogol yahay oo dib ugu soo celiya Madaxda dowladda iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.

    3- Iyo in kulan kale la yeesho si la isula qaato Doorashada dalka ka dhaceysa.

    Madaxweyne Farmaajo oo hore u ogolaaday qodobaddan ayaa marar badan ka cago-jiiday in shirka gabagabada la qabto si loo shaaciyo heshiiskan, waxaana haddala filayaa in caawa la qabto kulanka madaxda oo lagu shaacinayo qoddobada lagu heshiiyay.

    Dad badan ayaa ka cabsi qabay in shirka lagu kala tago, laakiin waxaa muuqata in laga soo saarayo qodobo u dhow heshiis, iyadoo aan xal laga gaarin arrinta Doorashada ee la isku khilaafsanaa.

    Waxaa muddo dheer qaadatay sidii meesha looga saari lahaa Doorasho QOF IYO COD ah oo Madaxweyne Farmaajo ku dheganaa, laakiin wuxuu isna diiday DOORASHO DADBAN, iyadoo shir kale looga hadli doono nooca Doorasho heshiis lagu yahay.

    Galmudug Madaxda maamul Goboleedyada Shirka Dhuusamareeb Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamaanka Federaalka oo ansixiyey Sharcigii wax laga bedelay ee Xisbiyada Siyaasadda
    Next Article Xukuumadda oo 500-kun Dollar u Qoondeysay Gurmadka fatahaadda degmada Afgooye

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo