Browsing: BREAKING NEWS
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa. qarax loo adeegsadya Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu qaaday saaka xarunta…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd cod loo qaaday xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo ansxiyey inuu 13 xubnood…
Waxaa furmay kulanka 9-aad Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka mida kalfadhiga 7-aad, iyadoo lagu waday in…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaalka ayaa guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyey Mooshin ku saabsan meteladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay iridka hore ee xerada Milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Xafiirka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Jaamacadda uu leeyahay Siyaasiga Proff. Cali Maxamed Geedi ee…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u…
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in heshiis lagu gaaray wadahadalkii u socday Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay isla meel dhigeen qodobo cusub…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad…
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay faafisay Madaxtooyada ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha uu Aqoonsaday Madaxweynaha…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, isagoo ka qeyb galaya shirka wadahadalka Somalia…
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdish, iyagoo kusii…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Baarlamaanka Mowliid Xuseen Guhaad ayaa eedeyn u jeediyey guddoomiyaha Aqalka Sare, isagoo sheegay inuu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh oo uu la socdo Guddoomiye Kuxigeenka koowaad C/weli Muudeey ayaa kulan degdeg ah magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo xarunta Villa Hargeysa ee fadhiga Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inay xaalad cusub kusoo korortay xiriirka guddoonka labada…
Qar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa buuq ku furay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib markii uu bilaabay khudbadii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaayadaha diyaaradaha isaga goosha Gobollada Dalka.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoog leh oo haleelay Gaari BL ah oo ay la socdeen dad rayid…
