Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Gololeey ee hoostaga degmada Balcad in Meydadka…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqidsho, kaasoo lagu dilay sarkaal ka…
Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.
Qaar ka mida dalalka islaamka ayaa sheegay in caawa laga arkay bishii Shawaal oo ay Berri Ciid u tahay.
Dowladda Soomaaliya ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhawaaqday inay Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, iyadoo ka noqotay…
Dalalka Sacuudiga, Qatar, Turkiga, Indonesia, Malaysia, Somalia, Imaaraadka, Yeman, Syria iyo dalal kale ayaa shaaciyey in Berri ay tahay 30-ka…
Waxaa caawa maqribka laga baadi goobayaa dalal badan oo muslim ah dhalashada Bisha Shawaal (Soonfur), kadib markii 29 maalmood laga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance ay xireen ciidamada dowladda.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo 24-kii saac ee ugu danbeeyay laga helay Cudurka Coronavirus.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyey Koonfurta, iyadoo weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka laga helayo ay sheegayaan inuu ahaa qarax Miino.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomyeyaashii Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir, isagoou magacaabay…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, waxaana 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shirkeeda Jaraa’id ee galablaha ah ku shaacisay in 57 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus…
Dagaal hubka culus iyo midka fudud la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir, iyadoo hadda…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay maanta dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus 48 Saac ee lasoo dhaafay.
Qaraxyo madaafiic ah ayaa maqribnimadii Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo hoobiyeyaal lagu weerarray xarunta Xalane.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) caawa lagu dilay degmada…
