Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Dowladda Somalia oo ka noqotay Go’aankii hore, kuna dhawaaqday inay Berri (Sabti) Ciid tahay

    Dowladda Somalia oo ka noqotay Go’aankii hore, kuna dhawaaqday inay Berri (Sabti) Ciid tahay

    May 23, 2020Updated:May 23, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhawaaqday inay Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, iyadoo ka noqotay warkii hore oo ahaa in Berri aysan Ciid ahayn oo la dhammeystirayo Ramadaanka.

    Warbaahinta Dowladda ayaa shaacisay warkan cusub oo ku saabsan inay Berri tahay Ciid, iyadoo ay ka hadleen culimada iyo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Nuur Maxamed Xasan wuxuuna wasiirku sheegay inuu hore u sheegay inaan Bisha la arkin, balse akhbaar cusub ay heleen, iyadoo la raadinayey Bisha Shawaal, ayna arkeen ilaa 8 qof.

    Wasiirka ayaa sheegay in meelaha laga arkay ay ka mid tahay Zona K, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, Qoryoley iyo degmada Doolow ee Gobolka Gedo oo ay ka arkeen: Maxamed Axmed Gaabow Isaaq Cali Isaaq, Aadan Macalin Mayow, sidoo kale wuxuu sheegay inay laga arkay meelo kale oo dalka ka mida, waxaana lagu dhawaaqay inay Berri tahay Ciid.

    Waxaa TV-ga dowladda uu baahiyey Oday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sheekh C/raxiim Sheekh Yuusuf Jimcaale sheegay inuu isagu arkay Bisha Soonfur, isagoo afurayana uu maqlay iyadoo la leeyahay bisha waa dhalatay, iyadoo uu farta ku fiiqay.

    Dhinaca kale Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo culimada magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqay inay Berri Ciid tahay markii Bisha lagu arkay meelo badan oo ka mida dalka Kenya iyo Jubbaland, wuxuuna caddeeyay inay macluumaad cusub heleen kadib go’aankii hore.

    Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay Berri Ciid tahay, waxaana ku xigay maamulka Jubbaland, iyadoo ugu danbeyn ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday inay ciid tahay kadib saqdii dhexe ee Caawa

    Waxaa kaloo laga ciidayaa Somaliland, Puntland, Soomaalida Kenya qeyb ka mida iyo degaanka Soomaalida Itoobiya. Waxaana xilli dambe Ciidda ku dhawaaqay Somaliland iyo Puntland.

    Madaxda dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa hambalyada Ciida u diray dadka Soomaaliyeed.

    Bisha Soonfur CIID WANAAGSAN Ciidul fitri Ciidul Fitriga Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe oo shaaciyey inay Berri tahay CIID
    Next Article Sheekh Caan ahaa oo ku geeriyooday Dalka Sweden (Akhriso Warbixin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo