Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Sheekh Caan ahaa oo ku geeriyooday Dalka Sweden (Akhriso Warbixin)

    Sheekh Caan ahaa oo ku geeriyooday Dalka Sweden (Akhriso Warbixin)

    May 23, 2020Updated:May 24, 20202 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Allaha u naxariistee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ahaa Sheekh caan ah ayaa ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.

    Sheekha ayaa kasoo jeeda Qoys Diinta lagu qadariyo, ayaa waxaa dhalay Sheekh Muxyadiin Celi oo si weyn looga yaqaan Koofurta Soomaaliya, waxaana geeridiisa ay timid markii uu muddo bil ah u xanuunsanaa Cudurka Covid-19.

    Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi ayaa ahaa Sheekh, Macalim, Imaam iyo nin ku firfircoon arrimaha bulshada, wuxuuna qeyb weyn ku lahaa faafinta diinta, isagoo xubin firfircoon ka ahaa Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Sweden.

    Sheekha ayaa ahaa 51 sano jir, sida ay sheegtay walaashiis, wuxuuna aabihiis geeriyooday isagoo 10 sano jir ah, iyadoo ay hooyadiis soo korisay, wuxuu ka mid ahaa dhalinyarradii hanaqaaday 1990-kii, laakiin wuxuu ku guuleystay inuu si wanaagsan wax u barto, siiba diinta islaamka, isagoo ka dhex muuqday culimada Ahlu suna Waljamaaca.

    Wiil uu dhalay oo 16 sano jir ahaa, laguna magacaabi jiray Ilyaas C/raxmaan ayaa lagu dilay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, waxaana dilkaasi uu Sheekha ku reebay murugo, balse wuxuu Soomaalida dalkaasi ugu duceeyay inuu wiilkiisa noqdo midkii ugu danbeeyay ee dhiiggiisa la daadiyo, isagoo cafiyey dadkii dilkiisa geystay.

    “Ilyaas qof ka dambeyso oo loo dilayo ma jirto, aniga oo toogan meel ay joogsadaan dad wax dhalay dan ugu adag waxa aan cafiyay dadkii dilka u geystay wiilkeyga, farriintii aad ii dhiibtay wiilkeygiyow ee ahayd dhiiggeyga ha u dambeeyo dhiig wiil dhalinyaro ama Gabar dhalinyaro ah Xaqdaro lagu daadsho ha u dambeeyo waan fuliyay, waana gaarsiinayaa dadka”  ayuu yiri Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo aaska wiilkiisa ka hadlayey bishii March 2020.

    Warbaahinta Sweden ayaa xaaska Sheekha (Hiba Ismaaciil) kasoo xigatay inay xilli danbe isbitaal la geeyay si looga daweeyo cudurka Coronavirus ee ku dhacay, balse ay qadarta Alle keentay inuu u geeriyoodo

    Allaha u naxariisto, qoyskiisana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

    Geeri Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi Sweden Taariikhda Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo ka noqotay Go’aankii hore, kuna dhawaaqday inay Berri (Sabti) Ciid tahay
    Next Article Faahfaahin: Ciidamada Danab iyo Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamaya Koonfurta Gaalkacyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo