Browsing: BREAKING NEWS
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maqribnimadii Caawa toogasho ku dileen Taliyihii ciidamada Nabadsugidda Gobolka…
Dagaal ka dhashay muran dhul ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkaasi dhex maray ciidamada Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay goor dhoweyd xireen xarunta weyn ee Telefishanka HornCable, magaalad…
Wararka Laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada K/Galbeed weerar ku qaadeen Guriga Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa oo xiisad ka taagan tahay ayaa sheegaya in goor dhoweyd rasaas laga maqlay magaalada, isla…
Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya uu caddeeyay kalsoonida uu ku qabo in arrinta dacwadd…
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo wadahadallo aan la shaacin uga socdeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa shir jaraa’id…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ku dhex maray ciidamo abaabulan oo…
Wararka laga helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay agagaarka suuqa weyn ku dileen askari…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa maxkamidigii islaamiga, Xisbul islaam iyo Alshabaab, haddana xabsi guri ugu jira dowladda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiydda Qaran ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho,…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaaradii siday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ay goor dhoweyd ka degtay Garoonka…
Waxaa goor dhow la fasaxay diyaaradii qaadi lahayd wafdi ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan…
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo xiisad siyaasadeed ay ka jirtay ayaa sheegaya in xildhibannada golaha Wakiilada Puntland ay si…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegayaan in weerar Bam Gacmeed ah lagu qaaday Guddoomiye ku xigeenka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dhaqdhaqaaq ciidan oo ciidamada dowlada ay kula wareegayaan degaanada…
Ra’iisal wasaaraha dalka Lubnaan Rafiiq Al-Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isla casilay, si toos ahna uu istiqaaladiisa u gudbinayo…
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay weli socdaan gurmadka lagu raadinayo dadkii lagu waayey Doontii shalay ku degtay…
