Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb gaaray ergada beesha Saleebaan H/Gidir oo hore u qaadacay shirkaasi, iyagoo ku biiray shirka dib u…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ay ka qabteen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo Bannaanbax lagu diidan yahay go’aanka dowladda Somalia kasoo saartay…
Ciidamada AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo qeyb ka ah ciidamada…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo ka tirsan AMISOM si degdeg loo geynayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo…
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa isku raacay go’aankii Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya kasoo saartay doorashada Jubbaland oo ahaa inaan la…
Al-Shabaab ayaa war ay kasoo saartay sarkaal ay muuqaalkiisa faafisay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kaasoo la sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ay…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in la xiray mid ka mida Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya oo dhowaan…
Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay geerida mas’uul hore uga tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, sida ay sheegeen…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in madaxda iyo saraakiisha Ahlu suna ay isaga baxeen magaalada.…
Muqdisho, Ogoosto 22, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in taliyeyaal cusub loo magacaabay talisyada ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, kadib shirkii…
Iyadoo ay hadda soo dhammaatay tirinta codadka Doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa xilkaasi markii saddexaad ku guuleystay madaxweynaha xilka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka Jubbaland uu goor dhoweyd Madaxweyne cusub doortay.
Iyadoo ay hadda bilaabtay tirinta codadka Wareegga koowaad ee Doorashada ka socota magaalada Kismaayo ayaa la filayaa in madaxweynaha markii…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargarowgii ugu danbeeyay ee Doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbalanad oo laba goob ka dhaceysa, iyadoo la…
Ciidamada Axmed Madoobe oo go’doomiyay Guriga xildhibaan C/rashiid Xiddig & Wararkii ugu danbeeyay..
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed Islaam ay go’doomiyeen Guriga musharax C/rashiid Maxamed…
