Browsing: BREAKING NEWS
Qoraal caawa kasoo baxay beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa looga digay in doorashada madaxweyne ee Berri 22-ka Ogost ka…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya iyo damaca ay ku…
Waxaa magaalada Kismaayo goor dhoweyd looga dhwaaqay Guddi cusub oo Doorasho iyo xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee…
Madaxweynaha markii saddexaad doonaya inuu xilka kusoo laabto Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa khudbaddiisaa musharaxnimo ka horjeedinaya Baarlamaanka Jubbaland ee…
Waxa magaalada Kismaayo ka bilowday khudbadaha Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Garabka Axmed Madoobe, iyadoo qaar kam ida…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday inay fulineyso dhismaha Dekadda Hobyo ee Gobolka Mudug, kadib heshiis ay magaalada Muqdisho ku kala…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar oo socdaal aan la shaacin ku yimid magaalada Muqdisho, lana kulmay..
Wasiirka arrimaha dibadda, ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku soo gaaray…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda dalka Qatar, iyadoo wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda oo xiray wafdigan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee kumaandooska Danab ay maleeshiyo badan ku dileen…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in is-rasaaseyn ay halkaasi ku dhex martay ciidamo ku…
Iyadoo maanta magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxaa iyadoo aan…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu doortay Guddoomiyaha cusub baarlaamanka Jubbaland kadib doorasho ka socoto Magaalada Kismaayo oo ay qabanqaabiyeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ee lagu waday…
Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weriye sawir-qaade ah oo la howlgala ciidamada Dowladda uu ku dhintay Qarax…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle…
