Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…
Dowladda Somalia ayaa u yeertay Safiirka Kenya Somalia, iyadoo u gacan gelisay qoraal lahjad kulul ku qoran oo ah cabasho…
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda…
Ciidamada Jeneraalka hoggaamiya ciidamada (Libyan National Army -LNA) ee Liibiya oo dagaalka kula jira dowladda KMG ah ee dalkaasi Gen.…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax Gaari ka dhacay suuqa Bakaaraha.
Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay xubno isugu jira maamulka iyo ciidamada Waaxda Canshuuraha Garoonka…
Doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida saxafiyiinta Soomaalida ayaa goor dhoweyd waxaa Mudane…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, soona noqday Wasiir,…
Raiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku gaaray heshiis ka kooban shan qodob, iyadoo War-Murtiyeed ayaa…
Dhowr qof ayaa loo xir-xiitay kiiska naxdinta lahaa ee geerida Sumaya Yuusuf Barkhadle oo shalay meydkeeda laga helay Hotel ku…
War cusub ayaa ku soo kordhay marxuumad Sumaya Yuusuf oo meydkeeda laga helay Saaka Hotel ku yaalla Isgoyska Baar Ubax…
Wararka laga helayo degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo degmada, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed…
Xaaf oo degaanka Godinlabe uga hortegay Ra’iisal wasaare Kheyre & Wararkii ugu danbeeyay.. {Sawirro}
Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilligan ku dhow inuu galo magaalada Caddaado, isagoo soo maray dhinaca dhulka…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ka mida kolonyada ciidamada Amisom uu dulmaray Mooto yar ay…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ( The International Court of Justice -ICJ) ayaa ku dhawaaqday xilliga la qabanayo dhageysiga dacwadda…
Agaasmihii Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqada laga joojiyey, sida lagu qoray wareegto kasoo baxday Wasiir…
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
