Browsing: BREAKING NEWS
Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya inuu magaalada Nairobi ka dhacayo shir u dhaxeeya dowladda Federaalka Somalia iyo Somaliland.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, isagoo ka dhoofay…
Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shir ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta, waxgaradaka iyo odayaasha magaalada Cadaado laga soo saaray…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa go’aan culus soo saaray caawa, isagoo ku dhawaaqay inay doorasho ka dhaceyso maamulka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa la sheegay inuu isaga tegay, kana guuray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Taliyihii ciidamada dalka Itoobiya Gen. Seare Mekonnen ayaa lagu dilay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis ababa, kadib afgembi la isku…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya afgembi dhicisoobay oo shalay ka dhacay maamulka Amxaarada dalka Itoobiya, kadib markii askari is…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Afgembi dhicisoobay uu ka dhacay maamulka Amxaaradda dalka Itoobiya, kadib markii ciidamo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kusii jeeda magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay weli halkaasi ka socday kulamo xasaasi ah oo ku…
Warakii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay garoonka diyaaradaha magaaladaasi oo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay diyaarad nooca Drone-ka ah oo Iiraan ay kasoo riday ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku…
Ciidamada Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay soo rideen diyaarad nooca Drone-ka ah ee Mareykanka leeyahay, taasoo kusoo xadgudubtay hawadeeda.
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen cusub oo yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
Wareegto ka soo baxday Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Shan Xubnood ka mid hay’adda…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa we Soomaalida Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub uu…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi oo la shaaciyay inuu ku…
