Browsing: Bulshada
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in cudurka Covid-19 uu mar saddexaad sare u kacay, dibna ugu soo laabtay dalka,…
Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa jawaab degdega ka bixisay Qoraalkii kasoo baxay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Aabaha dhalay Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska gabadhiisa iyo tallaabada uu qaadayo si arrinteeda loo…
Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho klasoo saaray go’aankooda ku saabsan arrinta Ikraan Tahliil Faarax.
Hooyada dhashay Gabadhii u shaqeyneysay NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa gaashaanka u dhufatay warka kasoo baxay NISA ee ah…
Golaha Abwaannada iyo Hobollada Waaberi ayaa si kulul uga hor yimid tallaabo uu qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsinta Cismaan Abuukar…
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan oo ah haweeney uu dhalay Wasiirkii hore ee Maaliyadda dowladii hore ayaa farriin u dirtay Ra’iisal…
Guddoomiyihii Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ee Dalka C/llaahi Abyan Nuur ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Agaasimaha Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan ugu weyn ee lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa dalka Turkiga looga…
Qisada yaabka leh ee Maxamed Cali: Ardayga Kaalinta 2aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka
Arday Agoonnimo lagu soo koriyey oo hooyadiis ay tahay qof danyar ah oo Shaah iibisa ayaa galay kaalinta labaad ee…
Kadib markii ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya shaacisay natiijooyinka imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare 2021 ayaa waxaa soo baxay in…
Dabley Burcad ah ayaa xalay toogasho ku dishay wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida jaamacadaha…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qof haween ah goor dhoweyd la dhigay Isbitaal ku…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ayaa Maanta xukun ku riday Ninkii ku caan baxay Dhaca Dumarka, oo qirtay inuu ilaa 30 jeer…
Hooyo Soomaaliyeed oo degan dalka Turkiga ayaa ka codsatay Madaxda Dowladda Soomaaliya inay gacan k siiyaan sidii loo heli lahaa…
Nin muddo ka badan 30 sano xabaal qode ka ahaa magaalada Hargeysa oo ka howlgala Qabuuraha Masallaha Galbeed ee magaalada…
Waxaa maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida maanta la hor geeyay eedeysane C/fataax Cali Cumar oo dhowaan ciidamada Booliska ay soo bandhigeen,…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa wiil arday ah oo lagu dilay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal.
