Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Xabaal-Qode reer Hargeysa ah oo ka hadlaya Mucjisooyinkii soo maray ‘Meydad Dib usoo noolaaday xilligii..”

    Xabaal-Qode reer Hargeysa ah oo ka hadlaya Mucjisooyinkii soo maray ‘Meydad Dib usoo noolaaday xilligii..”

    July 12, 2021Updated:July 12, 20212 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin muddo ka badan 30 sano xabaal qode ka ahaa magaalada Hargeysa oo ka howlgala Qabuuraha Masallaha Galbeed ee magaalada Haregysa ayaa wareysi lala yeeshay uga hadlay mucjisooyinkii soo maray.

    Ninkan oo lagu magacaabo Maxamed Ismaaciil Guuleed (Jacfaan) ayaa sheegay in waxa ugu badan ee uu usoo joogay ay tahay dad meyd ahaan loo keenay oo soo noolaaday, sida:

    1- Qof iyadoo meyd ahaan loo soo wado soo toosa

    2- Meyd isagoo lagu tukanayo soo toosa oo dadkii ku tukanayey eryada

    3- Qof meyd ah markii laga dalbaday inuu God u qodo lagu soo wargeliyey inuu nool yahay

    4- Iyo Mucjisooyin uu ku arkay dad dib loo aasay oo Qabuuro hore laga soo wareejinayey.

    Arrimaha mucjisada ah ee uu arkay Qabri-qode ayaa waxaa ka mid ahaa inay Xabaal qodeen, markii Meydkii la keenay uu qabrigii dibadda usoo saaray, markii meydkii la gelin lahaana ay xabaashii yaraatay ee oo kor usoo saartay.

    Qisada kale ee la-yaabka leh waxay ahayd in Nin Mey ah oo lagu tukanayey Salaadu janaazadii uu sare kacay meydkii, dadkiina ay kala cararreen, ninkii meydka loo maleeyayna uu dadkii ka daba cararrayey isagoo qof ka mida dadkii la socday meydkiisa ka qaatay Go’ shaal ah, sidaasina ku xirtay oo magaaladii ku laabtay.

    Qabuurihii Xalane ee duleedka hargeysa eedib loo fagay ee dib loo aasay ayuu sheegay inuu dadkii qabuurahaasi hore loogu aasay ku arkay: Meyd aan isbedelin oo sidiisii u yaalla iyo Meyd aan waxba iska bedelin oo xitaa Karfantiisii ay sideedii tahay.

    Wuxuu intaas ku daray in arrimaha uu arkay meydadka dib loo aasay ay ka mida haayeen Meyd dhankii loo dhigay kasoo jeestay oo iska riixaya wixii la dul saaray, sida inuu dib usoo noolaaday.

    HOOS KA DAAWO

    Hargeysa Mucjiso Xabaal Xabaalqode
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Madaafiic ku weerartay Xarun uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka
    Next Article Guddiga Doorshada Hirshabeelle oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo