Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Burcad ku qaraaban jirtay Magaca NISA oo lagu qabtay Muqdisho [SAWIRRO]

    Burcad ku qaraaban jirtay Magaca NISA oo lagu qabtay Muqdisho [SAWIRRO]

    July 17, 20161 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa soo bandhigay rag lagu soo qabtay fal burcadnimo ah oo ay ka wadeen xaafado

    ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

    Raggan oo ka koobnaa saddex qof ayaa midkood baxsaday intii uu howlgalku socday, waxaana xabsiga loo taxaabay xabsiga si baaritaan dheeraad ah loogu sameeyo.

    Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabadsugidda Gobolka Banaadir G/sare Maxamed Xasan Faarax (Faranfar) ayaa sheegay inay raggani ku qaraaban jireen magaca hay’adda Nabadsugidda isla markaana dadka ka qaadan jireen wixii  ay haystaan.

    Qaar ka mida dadka dhibbanayaasha ahaa ee ay dhaceen Burcaddan abaabulan ayaa sheegay inay saq dhexe u iman jireen iyagoo isugu sheegi jiray inay yihiin nabad sugidda qaranka, iyagoo dabeeta ka qaata Mobillada, kombiyuutarrada gacanta, Lacagaha, Baasaboorro, ID kaarro, Shahaadooyin iyo wiixii kale ee ay gacantooda qabato.

    DAAWO SAWIRRO

    H9H12H13H14H18H19H20H22H23H26

    Sonna

    Burcad Burcad la qabtay Magaca NISA NISA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWaa kuma Fetxullaah Gulen Wadaadka lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga? [WARBIXIN]
    Next Article Fanaanka caan ka ah Soomaalida oo Galabta ku geeriyooda Magaalada Hargeyesa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo