Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo laabtay siyaasadda, isla markaana uu ku howlan yahay dhismaha xisbi weyn oo siyaasadeed.
Qoraal uu soo saaray C/kariin Guuleed ayuu ku sheegay inuu isbaheysi la sameyn doono xisbiyada ay isku aragtida yihiin, wuxuuna shaaciyey inuu qeyb ka noqon doono dhismaha dowladda Soomaaliya iyo doorashooyinka soo socda, isagoo baaq u diray dowladda Somalia.
HOOS KA AKHRISO QORAAL UU SOO SAARAY
