Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»C/llaahi Goodax oo weerar ku qaaday Cali Guudlaawe iyo Ugaaska Beeshiisa, kana digay Doorashada NISA wado..

    C/llaahi Goodax oo weerar ku qaaday Cali Guudlaawe iyo Ugaaska Beeshiisa, kana digay Doorashada NISA wado..

    December 4, 2020Updated:December 4, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii hore ee waxbarashada C/llaahi Goodax Barre, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa muuqaal uu soo duubay weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha cusub ee Hirshabelle, isagoo sidoo kale eedeyn u jeediyey Ugaaska Beesha Xawaadle.

    Goodax Barre oo isagoo xaalad caafimaad u jooga dalka Turkiga xilkii Wasiirka Waxbarashada laga qaaday ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen inuu yahay shaqsi neceb beel gaara oo uu ku jiro isir naceyb, wuxuuna ku tilmaamay nin reer Miyinimo ku weynaaday, wuxuuna ka hor yimid in lagu caleemo saaro magaalada Beledweyne, taasoo uu ku tilmaamay inay bahdilaad ku tahay beeshiisa.

    Mar uu ka hadlay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayuu si aan hore loo arag u dacaayadeeyay isago sheegay in laa aamusiyey oo uu meelaha Jaad isaga cuno, sida uu yiri.

    Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ka digay haddii ay doorashada Soomaaliya ku socoto sida xaaladu xilligan tahay in xildhibaanno Alshabaab ah lasoo dooran doono, isagoo ka digay in arrintaas laga digtoonaado laguna heshiiyo doorashada si aysan fursada ugu helin Doorashada, taasoo loo arkay inuu ula jeedo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin.

    Hirshabelle ayuu sheegay inay noqotay maamul dowladii timaada ay doorasho ku gasho, kana soo saarato xildhibaannadii ay rabto, dowladii hore iyo tan hadda jirtana ay ka siman yihiin arrintaasi.

    C/llaahi Goodax Barre Hirshabeelle Ugaaska Xawaadle
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Qoorqoor oo Wakaalad ka helay Madaxweyne Farmaajo iyo Doorkii Ra’iisal Wasaaraha oo meesha ka baxay
    Next Article Bannaanbax rabshado wata oo ka socda Magaalada Beledweyne iyo Wararkii ugu danbeeyay xaaladda..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo