Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»C/rashiid Janan oo kashifay arrimo badan. “Xarigeyga waxaa ku lug lahaa Fahad Yasiin, Kulane iyo Saadaq John”

    C/rashiid Janan oo kashifay arrimo badan. “Xarigeyga waxaa ku lug lahaa Fahad Yasiin, Kulane iyo Saadaq John”

    February 9, 2020Updated:February 9, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka baxsaday dowladda Soomaaliya C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xarigiisa, isagoo ballanqaaday inuu dadka la wadaagi doono wixii mudadda shanta bilood lagu heystay iyo sidii loola dhaqmay.

    Muuqaal uu oo duubay ayuu C/rashiid ku sheegay in xarigiisu uu ahaa mid siyaasadeed ee aanu jirin dembi loo heystay, isagoo caddeyn u soo qaaday inuu Muqdisho tegay 27-kii Bishii June 2019, iyadoo garoonka Muqdisho ay kusoo dhoweeyeen xildhibanno iyo wasiiro muddo ka badan 10 maalmoodna uu deganaa xarunta Hay’adda NISA xiiligaasoo uu laba jeer la kulmay Madaxweyne Farmaajo oo ay ka wadahadleen arrimo ku saabsan xaaladda Jubbaland iyo Doorashadeeda.

    Image result for c/rashiid janan oo muqdisho

    Wuxuu C/rashiid Janan isweydiiyay dembiga uu galay intii u dhaxeysay July iyo Ogost 2019 ee looga qabtay Garoonka Muqdisho 31kii Ogost, wuxuuna caddeeyay in arrintiisa ay ku lug lahayd inaysan ku qanacsaneyn dowladda doorashadii ka dhacday Jubbaland ee Axmed Madoobe.

    Wuxuu sheegay in mudaddii shanta bilood ahayd ee uu. xirnaa aan marna la geyn xarun dowladeed oo marba la geynayay guryo ku yaalla degmada Heliwaa oo meelo halis ah ku yaalla, wuxuuna intaas ku daray in kiiskiisa ay gacanta ku hayeen Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, C/llaahi Kulane oo NISA ka mida, uuna wax ka ogaa taliyaha Booliska G/banaadir Saadaq Joon, isagoo ku dooday inuusan kiiskiisa waxba kala socon Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    35 maalmood kadib markii uu xirnaa ayuu sheegay in Maxkamadda G/banaadir la geeyay, laguna soo oogay denbi ay hore u baabi’isay isla maxkamadaasi, loona diiday qareen ay dad ehel ah u qabteen inuu u doodo.

    Wuxuu ballanqaaday inuu faahfaahin ka bixin doono sidii loola dhaqmayey muddadii la heystay iyo wixii dhex maray isaga iyo madaxweyne Farmaajo markii uu Muqdisho dowladda martida ugu ahaa.

    WARBIXIN: Maxaa ku qarsoonaa Xariga Wasiir C/rashiid Janan? (Qorshihii fashilmay ee Doorashada Jubbaland)

    KASHIFAAD: Maxaa ku qarsoonaa Xariga Wasiir C/rashiid Janan? (Qorshihii fashilmay ee Doorashada Jubbaland)
    C/rashiid Janan Fahad Yaasiin Top Wasiirka Amniga Jubbaland Xariga C/rashiid Janan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Mahad Salaad oo Qoraal u kala diray Madaxweynaha, Aqalka Sare & Garyaqaanka Guud (Sharcigii Batroolka..)
    Next Article C/kariin Guuleed oo dowladda Somalia ugu baaqay inay joojiso ciidamada ay ku daabuleyso Degaanada..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo