Xildhigaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa jawaab ka bixiyay war kasoo yeeray Taliyaha Booliska Maamulka Jubbaland oo ku saabsanaa kiiska miinada la dhigay gurigiisa ee la rabay in lagu qarxiyo isaga.
C/rashiid Xiddig oo ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin dheer ka bixiyey sida wax u dhaceen iyo qaabkii miinada looga qaaday dhabarka danbe ee hoyga uu degan yahay, isagoo miinadaasi dusha u saaray inay ka dambeeyeen ilaalada madaxtooyada Jubbaland, iyagiina ay qaateen.
HOOS KA DAAWO

![C/rashiid Xiddig oo kashifay xog badan oo ku saabsan Miinadii lagu Qarxin lahaa ee fashilantay.. [Daawo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/05/Xiddig.jpg)