Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»C/raxmaan C/shakuur oo RW Rooble uga digay in loo shirqoolo sidii Kheyre, una jeediyey 6 tallaabo (Akhriso)

    C/raxmaan C/shakuur oo RW Rooble uga digay in loo shirqoolo sidii Kheyre, una jeediyey 6 tallaabo (Akhriso)

    April 28, 2021Updated:April 28, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dhaliilay khudbadii uu Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday xalay u jeediyay shacabka, isagoo sheegay inay dhaaftay fursad uu shacabka Soomaaliyeed ku macsalaameeyo.

    Wuxuu ku eedeeyay inuu hadalkiisy ahaa mid u micno yari, aflagaaddo iyo ixtiraam la’aan isugu jiray, isla markaana uu shirqool horleh lasoo maleegaya Mursal iyo 54-tii xildhibaan ee muddo kordhinta xaaraanta ah kala shaqeysay, sida uu yiri.

    “Waa kala goyskii isaga iyo Mursal ay Kheyre ku shirqooleen. Xilliga iyo xaalkuba waa kala beddelan yahay, laakiin waallida kalitalisnimo ee Farmaajo mid dhaqanta maaha. Waxaan uga digaynaa 54-ta xildhibaan ee Sabtiga la balamiyey inaysan fidno kale ka sii shaqaynin’ ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo talo muhiim ah u jeediyey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta.

    C/raxmaan C/shakuur wuxuu Rooble kula taliyey inuu Farmaajo kala hor maro, hogaankana qaato, isagoo tallaabooyinka soo socda qaadaya:

    1- Rooble waa inuu casuumadda shirka fidiyaa,

    2- Shirka waa inuu ku ballaariyaa saamileyda,

    3- Waa inuu ciidanka kala qaybsanna isku soo celiyaa,

    4- Waa inuu amniga dalka iyo doorashooyinka la wareegaa,

    5- Waa inuu dawlad Goboleedyada garabka ku qabtaa,

    6- Waa inuu kasbadaa taageerada beesha caalamka kasbadaa.

    Wuxuu u soo jeediyey inuu Rooble qaato go’aan sax oo aan xilligiisa laga daahin, iyadoo aan la ogeyn sida uu tallooyinkan u fulin karo xilligan xasaasiga ah.

    C/raxmaan C/shakuur Doorashada Muddo kororsi Rooble Talo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRooble oo baaq u diray dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho, iyadoo aan la fulin Dalabkiisii hore…
    Next Article XOG: Isbaheysiga Farmaajo iyo Mursal oo sii xoogeystay iyo Rooble oo laga cabsi qabo in Mooshin lagu…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo