Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»C/raxmaan Cirro: Ma wuxuu qaadan doonaa jidkii Raila Odinga-ha Kenya mise Siilaanyaha Somaliland..?

    C/raxmaan Cirro: Ma wuxuu qaadan doonaa jidkii Raila Odinga-ha Kenya mise Siilaanyaha Somaliland..?

    November 21, 20172 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharaxa xilka madaxweynaha eee xisbiga mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro wuxuu diiday natiijada doorashada madaxweynenimo ee Somaliland, isagoo ku qanci waayay dhammaan dadaalladii socday ee lagu doonayay inuu aqbalo natiijada soo baxday.

    C/raxmaan Cirro oo ka mida siyaasiyiinta ugu waaweyn Gobollada la isku yiraahdo Somaliland, qeybna ka ahaa dhismaha maamulkaasi wuxuu u muuqdaa nin ay ka go’an tahay inuu qaadaco doorashada isla markaana qalalaase iyo is mari waa u horseeda maamulka iskiis u sheegtay inuu ka go’ay Soomaaliya oo xaalado badan ku wareegsan yihiin.

    Waxaa cad in Somaliland aysan qaadi karin qalalaase ka dhasha doorashada madaxweynaha oo muddo dheer dib u dhacday, isla markaana hanti iyo waqti badan la geliyay, haddiise uu qaato dariiqii uu maray hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ee Raila Odinga waxay keeni doontaa xasilooni darro ka dhacda Somaliland, taasoo oo ah sababta keentay in muddo dheer ay qaadato shaacinta natiijada si loo helo go’aan wadar ogol ah.

    Waxa cad in Somaliland aanay awood u lahayn doorasho kale, iyo olole cusub, isla markaana aanay awoodin qalalaase siyaasadeed oo wax u dhima heerka ay soo gaartay ee nabadgelyo, iyadoo aanay suuragal ahayn dood sharciyeed oo sii socota kuna saabsan doorashada.

    Haddii C/raxmaan Cirro iska soo taago inuu tanaasulo waxay noqon doontaa mid shaqsiyadiisa siyaasadeed soo dhameystirta, waxaana haboon inuu wax ka barto samirkii siyaasadeed ee madaxweynaha xilka ka degaya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo codad fara ku tiris ah aqbalay inuu u tanaasulo danta guud.

    Waxaa rajo laga qabaa in C/raxmaan Cirro khibradiisa iyo Odaynimadiisa ay keento inuu aqbalo natiijada doorashada wax kastoo ah tahay iyo khaladaad kasta oo ku jira, waana tan kaliya ee Somaliland badbaadin karta inuu qaato jidkii Axmed Siilaanyo ee u samirka danta guud iyo tanaasulka, halkii uu raaci lahaa Raila Odinga.

    FAALLADA GOOBJOOGE

    Abdirahman Irro C/raxmaan Curro Doorashada Somalailand Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin lagu qabtay isagoo sida Xubno Bani’aadam oo xaalad cabsi ah ku dhaliyay Dadka Muqdisho
    Next Article Dab xoog leh oo qabsaday Suuq ku yaalla Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo