Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»C/raxmaan Odowaa oo mar kale kusoo baxay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka

    C/raxmaan Odowaa oo mar kale kusoo baxay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka

    March 13, 2022Updated:March 13, 20221 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacday doorashada kursi ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Kursigan oo tirsigiisu yahay HOP069 waxaa hore ugu fadhiyey C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, waxaana uu mar kale kusoo laabtay kursigan, kadib markii uu tartanka ka haray musharixii la tartami lahaa Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla.

    Arrintan ayaa C/raxmaan Odowaa u suuragelisay inuu heystay taageerada odayaasha beesha, waxaana la tartami lahaa musharax uu la yimid oo lagu magacaabo Maxamed Ahmed Xoosh, kaasoo ka haray tartanka, kadibna cod gacantaag ah ay ergada ku siisay kalsoonida Craxmaan Odowa oo ka mid noqday Baarlamaanka 11-aad.

    “Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay HOP#069 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Gaalkacyo. Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa ku guuleystay 97 cod oo ah kooramka ergada fadhisay” ayaa lagu yiri war uu soo saaray Guddiga SIET Galmudug.

    C/raxmaan Odowaa Doorashada Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya oo shaacisay duqeyn Mareykanku ku dilay horjoogayaal ka tirsan AlShabaab
    Next Article Xildhibaan Odowaa oo weerar Afka ah ku qaaday Wasiir Dubbe iyo Qorshihii uu ku tegay Gaalkacyo

    Related Posts

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Guddiga Doorashooyinka Qaran oo doortay Guddoomiye iyo Xeer Madaxweyne oo lagu soo saaray

    December 2, 2024

    Axmed Madoobe oo lagu dhawaaqay in mar kale loo doortay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland

    November 25, 2024

    Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Sarkaal ka mida Ciidamada oo u shaqeynayay Alshabaab iyo..

    November 7, 2024

    Dowladda Somaliya oo 72 Saac u qabatay inuu Dalka uga baxo Sarkaal Itoobiyaan ah

    October 29, 2024

    Diyaarad Drone oo lagu duqeeyay Guriga Ra’iisal Wasaaraha Yuhuuda iyo Wararkii ugu danbeeyay

    October 19, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo