Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»C/raxman C/Shakur: “Dulqaadka dadka caasimadda jooga waxaa ka mida inuu Farmaajo xilka iska joogo”

    C/raxman C/Shakur: “Dulqaadka dadka caasimadda jooga waxaa ka mida inuu Farmaajo xilka iska joogo”

    December 17, 2021Updated:December 17, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharax Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb weyn ka yihiin boobka ay Doorashooyinka Golaha Shacabka ku bilowdeen.

    Wuxuu ku dooday in dowlad Goboleedyada ay hortaagan yihiin sixitaanka Doorashada Boobka ah, isla markaana ay doonayaan in sidaas ku socoto leyskana daayo, ayna muuqato inay doonayaan inay boobaan Doorashada, qaarna ay Farmaajo u boobaan, qaar kalena ay iyaguba yihiin musharaxiin.

    Mar uu ka hadlayey Doorashada uu shaaciyey inuu qabanayo Axmed Madoobe ayuu sheegay inay u muuqato inuu raali ka yahay, sida boobka ah ee Doorashadu ku socoto, haddii uusan qabaneyn doorasho ka duwan kuwii ka horeeyay.

    Wuxuu dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada ayuu sheegay inay raali ka yihiin boobka doorashada, isla markaana Golaha Wadatashiga marka laga reebo Ra’iisal wasaaraha aysan ka heynin qof kale oo ka hadleysa in la saxo doorashada oo ay noqoto mid daah furan.

    “Ninkii Midowga Musharixiinta ka mida ee go’aansada inuu raali ka yahay boobka Doorashada anagu gacanta ma qaban karto, laakiin weli waa wax suuqa la wareejinayo ee annagu ma aragno..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo wareysi siiyey Universal TV.

    Mar uu ka hadlay wadahadal ay la gelayaan Farmaajo si ay u qaataan xil ra’iisal wasaare iyo heshiis cusub ayuu si cad u sheegay inuu Farmaajo ku joogo sharcidarro oo aanay jirin wax lagula hadlo, isagoo dadka Muqdisho ay ku sabreen in isagoo sharci darro ah ku jooga xilka.

    “Istaaqfurrulaah. taas xistaabta inay ku jirto uma maleynin.. Farmaajo sharci maba heystee. Hal sano ayuu xilka iska joogaa wax sharci la’aan.. Dulqaadkeena iyo dulqaadka dadka caasimadda jooga waxaa ka mida madaxweyne xilligiisii dhammaaday oon sharciyad heysanin uu canshuur qaadanayo, Ciidankii xukumayo.. Inuu iska fadhiyo waa ayaandarro ah.. qof aan sharci heysan yuu sharci siinayaa..? waa dulmi iyo dembi ah inuu safiiro ka qabanayo waraaqo..” ayuu yiri musharaxa.

    C/raxmaan C Doorashada Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTalyaaniga oo markii labaad saxiixay Heshiis Afka Talyaaniga looga bilaabayo Radio Muqdisho
    Next Article Axmed Madoobe iyo C/casiis Lafta-gareen oo Hal Qodob kasoo saaray Xaaladda Doorashada (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo