Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»C/samad Ibraahim: Sawir-Qaadihii Daacish-ta Soomaaliya oo Xukun Xabsi ah lagu riday

    C/samad Ibraahim: Sawir-Qaadihii Daacish-ta Soomaaliya oo Xukun Xabsi ah lagu riday

    August 30, 2021Updated:August 30, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda dajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 30 Ogost 2021 xukun 10 sano oo xabsi ah ku riday Nin ka tirsanaa Kooxda Daacish-ta Soomaaliya, oo laga qabtay Garoonka Muqdisho, isagoo Daacish howlo usoo diratay.

    Cabdisamad Ibraahim Cumar  oo magaciisu Afgarashada ah loo yaqaan ‘Abuu-Cali’ ayaa aakhirkii sanadkii 2020 loo xiray ka mid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, wuxuuna ku dhashay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya, isagoo go’aansaday ku biirista Daacish isaga oo joogo Nairobi.

    Maxkamadda Darajada koowad ayaa sheegtay in isla xilligaas uu u dhoofay, kana degay magaalada Boosaaso, isagoo uga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay wuxuu ku qaatay meel lagu magacaabo Il iyo Camaaro, waxa uu kamid noqday koox jabhad ah oo weeraro ka geysta dhulka bari ee Puntland, wixii intaas ka dambeeyay kooxda ayaa go’aamisay in lagu daro qaybta warbaahinta oo loo diyaariyay in uu noqdo Muuqaal Duube.

    Wuxuu u sheegay hey’adaha baarista in uu ahaa Muuqaal duubihii dagaal ku dhex maray Daacish iyo Alshabaab Muraale December 2018 iyo sidoo kale Baar-Gaalle oo isna dhacay March 2019, dagaalladaasi oo tirada la wariyay ee dhimasha iyo dhaawac ee kala gaaray  lagu Ogaaday in ka badan 30 Xubnood.

    Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa Maxkamadda ayuu uga warbixiyey taariikhdiisa iyo sida uu ugu biiray kooxda Daacish isaga eedeysanaha ah iyo Raggii kale ee fikirkan ay kasoo wada qaateen Nairobi, waxa ay Xeer Ilaalinta sheegtay in saaxiibbadiisa ay dagaallo u aadeen Liibiya ayna ku dhinteen halka labo kale oo isna ay wada joogeen ay ku dhinteen dagaal ay la galeen Ciidamada PSF-ta Puntalnd ee loogu tala galay la dagaalanka Argagixisada, waxa ay sidoo kale Xafiiska Xeer Ilaalinta ay la wadaageen Garsoorka dhaawac muujinta Eedeysanaha oo ku dhaawacmay dagaalladii ay la galeen Ciidamada Puntland.

    Daacishta Soomaaliya ayaa Sawirqaade C/samad Ibraahim u soo wakiilatay inuu ka shaqo galo magaalada Muqdisho, balse waxaa laga qabtay, isagoo ka soo degaya Garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho.

    Maxkamadda ayaa ku xukuntay C/samad Ibraahim Cumar 10-sano oo xabsi ciidan ah, sida uu ku dhawaaqay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dalban karo Rafcaan 30-cisho gudaheed.

    Daacish ISIS Maxkamadda Ciidamada Sawor-qaade Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLiiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Afghanistan ee Daalibaan ku dhawaaqi doonto (Akhriso)
    Next Article Golaha Abwaannada oo si kulul uga horyimid Dhul ka mida Tiyaatartka Qaranka oo uu kireeyay Wasiir Dubbe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo