Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu wadahadal khadka telefoonka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis oo ay ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Booliska iyo Dembi baarayaasha Turkiga loo ogolaaday inay baaraan Xarunta Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa si weyn u difaacday, lana safatay Boqortooyada Sacuudiga oo wajaheysa cadaadis ka dhashay saxafiga lagu waayey…
Gabdho Soomaali ah ayaa meydkooda laga helay Haro ku taalla Xaafadda Chaska ee magaalada Minnesota, dalka Mareykanka, kadib markii la…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salaam Bin C/casiis ayaa telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan, sida ay shaacisay wakaalada wararka…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku gacan seyrtay eedeyn iyo hanjabaad uga timid Mareykanka iyo dalalka Yurub, waxayna si cad u…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono Boqortooyada Sacuudiga haddii ay ku caddaato inay…
Qunsulka Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya magaalad Istanbuul ee dalka Turkiga oo ah halka la sheegay in lagu dilay qoraaga Sacuudiga…
Golaha Aqalka Sare ee Senet-ka Mareykanka ayaa meel mariyey maagcaabista Dajiraha cusub ee Madaxweyne Trump u soo magacaabay Soomaaliya Donald Yamamato.
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa wadaadka Andrew Brunson ee faafiya diinta kirishtanka oo Mareykan ah ku heshay dambi argagixisanimo, hase…
Sida ay qortay jariirada Washington Post Dowladda Turkiga ayaa u sheegay dhiggooda dalka Mareykanka inay hayaan caddeymo maqal iyo muuqaal…
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin…
Ciidamo ka tirsan Milateriga federaalka Itoobiya oo gadoodsan ayaa shalay dul hogtay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalad…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay magaalad Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga isagoo gaaray Magaalada Jiddah.
Iyadoo ay soo kordhayaan xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu…
Saxaafadda Turkiga ayaa shaacisay sawirrada 15 sarkaal oo Sacuudiyaan ah kuwaasoo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen in la waayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in danjirihii Mareykanka u fadhiyey Qaramada Midoobay ay xilkii iska casishay.
Warar dheeraad ah ayaa loo dusiyey saxaafadda, iyadoo Safaaradda Sacuudiga ee Turkiga ay ogolaaday in la baaro Qunsuliyadda Istanbuul ee…
Waxaa markii saddexaad maanta maxkamad la soo taagay Madaxweynihii hore ee Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Iley).
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qoraaga caanka ah ee Sacuudiga Jamal Kashoqgi ee lagu…
