Browsing: Caalamka
Iyadoo warar kaladuwan kasoo baxayaan Qoraaga Caanka ah ee dalka Sacuudiga Kamal Khashogi oo lagu waayey markii uu Talaadadii tegay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qoraagii Sacuudiga Jamaal Khashogi oo lagu waayey Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul ee…
Guddiga maamula Hay’adda dalka Norway ee bixisa Billada Caalamiga ah ee loo yaqaan Nobel Peace Prize ayaa sanadkan 2018 siisay…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Booliska uu toogasho ku…
Suxufi caan ah oo Sacuudiga u dhashay oo ku caan baxay inuu naqdiyo siyaasadaha dalkiisa, ayaa lagu waayey magaalda Istanbul,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Boqorka Sacuudiga iyo Boqortooyada Dalkaasi, kadib khudbooyin kulul oo uu…
Maxkamadda caalamiga ee caddaaladda ayaa amar ku siisay Mareykanka inuu ka dabciyo Iiraan cunaqabataynta cusub uu kusoo roggay dalkaasi, kaddib…
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in qoraa caan ka ah dalka Sacuudiga lagu afduubtay gudaha Qunsilliyadda Sacuudiga ee…
Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa maanta magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay dad ku dhow 50 milyan qof oo adeegsada barta ugu weyn xiriirka bulshada ee Facebook xogtooda…
Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa waxa uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ka codsaday inuu cafiyo isaga…
Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa xariga ka jaray Tareenka dheereeya oo casri ah, kasoo isku xiri doona magaalooyinka ee…
Dowladda Israa’iil ayaa cabsi weyn kasoo wajahday tallaabada uu Ruushku qaaday ee ah inuu Gantaalaha casriga ah ee difaaca hawada…
Shanta dal ee ku haray heshiiska Nuclera-ka Iran ayaa isku raacay inay sameeyaan hab lacagta lagu bixiyo oo gaar ah,…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in amiirka Qatar uu dalkiisa ugu deeqay diyaarad qiimaheedu lagu sheegay 500 milyan…
Waxaa magaalada Asmara wadahadal ku yeeshay madaxda Jabhadda ONLF iyo Wafdi ka socday dowladda Itoobiya, iyadoo heshiis hordhac ah lagu…
Dowladda Ruushka ayaa ku eedeysay ciidamada Israa’iil inay ka danbeeyeen oo sabab u noqdeen diayarad milateri oo laga soo riday…
Wararka laga helayo sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Suuriya ay si khalad ah u soo rideen diyaarad nooca…
Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka…
Dibadbaxyo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana la xiray goobaha ganacsiga kaddib markii dad caraysan…
