Browsing: Caalamka
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho…
Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhin doona dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey amiirka dalkaasi Sheekh Tamim…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa biladda ugu sareysa boqortooyada dalkaasi u xiray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha…
Dagaallo jinsi ah iyo rabshado xoog leh ayaa ka qarxay magaalada Adddis abab iyo degaanada u dhow, kadib markii ay…
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen…
Boqorka Sacuudiga ayaa dalkiisa ku casuumay madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea isagoo xaflad caalami ah u sameynaya heshiiskii nabadeed ee…
Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale maanta la hor geeyey maxkamad Federaal ah dalka Itoobiya.
Maalqabeenka ugu taajirsan dunida oo ah Madaxa shirkadda Amazon ganacsiga Internet-ka Jeff Bezos ayaa shaaciyey gargaar u bixinayo lacag dhan …
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid dib u soo laabashadii la filayay in…
Saraakiisha xaaladda deg degga ah ee gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka ayaa dadka uga degaya inay soo geba gebeeyaan…
Dhoolatuskan ayaa socon doona shan maalmood waxaana ka qaybqaadan doona 300,000 oo askari, waxaa kale oo lagu soo bandhigi doonaa…
Ra’iisal Wasaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eritrea oo wadajir u furay Xuduudka labada dal [Sawirro]
Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa si wadajir ah maanta dib u furaya xuduudka laabda dal ee a isaga tallaabi jiray ee…
Hooyada dhashay madaxweynihii hore ee DDSI ayaa shaacisay in si xun xabsiga loogu jirdilay Cabdi Maxamuud Cumar, waxayna caddeysay inay…
Dowladda Jabuuti ayaa shaacisayy inaysan suuragaleyn iney shirkadda DP World ay mar kale ku soo noqoto maamulka Dekedda Dooraale, iyadoo…
Dowladda Eritrea ayaa dib ugu soo biireysa urur Goboleedka IGAD ee Bariga Afrika, kadib markii ay ka maqneyd muddo 10…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dadlka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa farriimo is daba joog ah ku qoray baraha bulshada, isagoo adeegsaday…
Warbixin hordhac ah ayaa lagu ogaaday in uu is dilay injineerkii Itoobiyaanka ahaa Simegnew Bekele ee madaxda ka ahaa mashruuca…
Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno waaweyn iyo isbedello uu soo jeediyey madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).
Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa ka furmay maanta magaalada Tehraan ee dalka Iiraan.
Baarlamaanka Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeelanaya magaalada Jigjiga ee xarunta maamulkaasi, isagoo ka doodaya…
