Browsing: Caalamka
Kulan magaalada ay magaalada Jabuuti ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, Soomaaliya, iyo dalka Jabuuti, ayaa waxaa…
Madaxweynaha cusub ee dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa digniin kulul u diray xubnihii ka midka ahaa…
Safaaradda Itoobiya ee magaalada Asmara caasimadda dalka Eritrea ayaa si rasmi ah loo furay maanta, kadib xaflad ay ka qeyb…
Madaxweynihii hore ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la sheegay inuu ku xanuunsanayo xabsi ku yaalla magaalada…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta ka degay magaalada Casabee dekadda leh, dalka Eriteria, isagoo booqasho shaqo oo laba…
Maxkamadeynta sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Salaam Alcawda ayaa si qarsoodi ah uga bilaabatay dalka Sacuudiga, kadib…
Aasaasihii kooxda mintidiinta ah ee Xaqaani ayaa geeriyooday ka dib markii uu sannado badan xanuunsanaa, sida ay ku dhawaaqday kooxda…
Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo dhisay xukuumadiisa oo ka kooban 25 wasiir iyo laba Maareye, waxaana…
Isbahaysiga Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen ayaa si rasmi ah u qirtay inay duqayn dhanka cirka ah…
Dowladda Mareykanka ayaa joojisay deeq ay dadka Falastiin u marsiin jirtay Hay’adda Q/Midoobay ee UNRWA, iyadoo ay afhayeen u hadlay…
Ismaamulka Soomaalida waxaa bil gudaheed soo maray seddex madaxweyne, kadib rabshado keenay dhimasho iyo dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac salka…
Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqday taageero dhaqaale oo dalkeedu siinayo ciidamada AMISOM…
Saraakiil sare iyo askar gaareysa 18 qof ayaa dhintay, ka dib markii diyaarad helikobtar uu milaterigu Itoobiya leeyahay ay ku…
Boobkii ugu balaarnaa ee loo geysto Ganacsiyada dadka Ajnabiga ah ku leeyihiin dalka Koofur Afrika ayaa ka dhacay magaalada Soweto…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qarax lagu dilay shan askari oo ka tiran ciiiamada Kenya iyadoo 10…
Cabdi Iley iyo 6 ka mida Mas’uuliyiintii Maamulkiisa oo lasoo taagay Maxkamada ku taalla Addis ababa
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud…
Madaxweynaha cuusb ee maamulka dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxume Cumar (Cagjar) ayaa digniin culus kasoo saaray xaaladda ciidamada Liyu…
Madaxweynaha cusub ee Dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Muxumed ayaa magacaabiddii ugu horeeyay sameeyay iyadoo uu soo saaray…
Warar lagu baahiyey baraha bulshada ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka hadlayey in madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya uu…
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Itoobiya u magacaabay taliye cusub oo ay…
