Browsing: Caalamka
Magaalada Jigijiga waxaa ka socda banaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo dad Soomaali ah oo ay leysay maleeshiyada Oromoda, kuwaasoo meydadkooda…
Duqii magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya Cali Bunow Qorane ayaa xabsiga la dhigay, kadib dacwad lagu soo oogay…
Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Candi Maxamud Cumar (iley) ayaa ciidamadu ka qabteen magaalada Adis ababa, iyadoo xabsi…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Aqalka cad ee magaalada Washington kula kulmi doona dhiggiisa dalka Mareykanka Donald Trump.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyey inuu ciidamada Kenya kala baxayo dalka Soomaaliya, arrintaas oo qorshaheeda uu kala hadlayo madaxda…
Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xasaanadii ka qaaday xubno uu ka mid yahay madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Cabdi Maxamuud Cumar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dhowr qof lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Florida ee dalka Mareykanka, kadib…
Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa gaaray magalada Jigjiga ee xarunta maamulkaasi, iyadoo si…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar, isagoo…
Madaxweynaha cusub ee Gobolka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo kulan kula yeeshay magaalada Addis ababa wafdi ka socday Jabhada…
Ururka ONLF ayaa ku dhawaaqay inay heshiis la gaareen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar).
Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay arrin yaab leh, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta kulan weyn la yeeshay boqolaal Soomaalida Itoobiya oo isugu jira mas’uuliyiin, odayaal iyo…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa la balansan kulan weyn oo dhex maaya mas’uuliyiin iyo Odayaal ka soo jeeda Dowlad…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka Jeff Sessions ayaa jawaabay kulul ka bixiyey weerar uga yimaada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, isagoo…
Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa soo amarradii ugu horeeyay markii xilka loo magacaabay, kuwaasoo saameynaya magaca dowladda…
Waxaa shalay loo magacaabay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) inuu noqdo madaxweynaha KMG ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya,…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa bedelay go’ankiisii hore ee ku saabsanaa lacag la siiyey laba haween oo jirkooda ka ganacsada,…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo faragaleiyay arrimaha gudaha dalka K/Afrika, isagoo u doodaya dadka caddaanka ah ee dalka Koonfurta…
Kulan magaalada Addis ababa uga socday xisbiga talada haya ee maamulka Soomaalida Itoobiya ESPDP, iyo odayaal ka soo jeeda degaankaasi ayaa…
